HOME PROFILE OUR SERVICES PHOTO GALLERY CONTACT

Dr Abdullahi Shire Osman

Waa dhaqtar somaliyeed oo degan kana shaqaynayey dalka Jarmalka muddo 30 Sanadood ah, lehna khibrad dheer oo aqooneed iyo mid waaya aragnimo oo la xiriirta cururada kala duwan ee bini aadamka ku dhaca kulana diyaar ah inuu kaacawiyo baaritaanka iyo daaweynta cudurada ku haya ama aad isaga baqaysid muddo gaaban, iyadoo dad badan oo la xiriiray ka mahad sheegteen sida uu wax uga qabtay dhibaatadii ay la tageen Kiliinigiisa.

 
Copyright © Dr A. Osman All rights reserved 2011