HOME PROFILE OUR SERVICES PHOTO GALLERY CONTACT

Ku soo dhawow Rugta Caafimaadka ee Dr Abdulaahi Shire Osman

Dr Osman aqoontiisa uu kugu daaweynayo ka sakoow waxaa hawl maalmeedkiisa caadiga ah ee xaruuntiisa ka mid u adeegidda caafimaad ee bulshada magaalada Recklinghausen. Drku wuxuu si joogto ah u caawiyaa dadka Somaalida ah ee dalka Jarmalka u taga isdawaynta.

Dr. Cabdullaahi wuxuu aqoon fog u lee yahay dhakhtaradda ugu tayada wanaagsan ee Recklinghausen iyo Jarmalka oo dhan, iyadoo uu Soomaalida sida ugu dhakhsaha badan uguna macquulsan ula xiriiryo dhakhtarka ku habboon daaweynta ama baahida caafimaad ee bukaanka madaama uu yahay dhakhtar aqoon fog u leh daryeelka bulshada iyo baahida caafimaad ee dadka Soomaaliyeed.

Drku wuxuu ka caawiyaa bukaanada isdaaweynta ugu taga sidii ay ku heli lahaayeen deegaan qiimo jaban oo nadiifna ah iyo waliba goobaha cuntada xalaasha ah laga helo.

 
Copyright © Dr A. Osman All rights reserved 2006